Get Adobe Flash player

BOQASHADA



Dhageyso Quranka

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Tarbiyada Caruurtta

salaada


Nimada Camalka


بسم اللــه الرحمن الرحيم الحمدللـه والصَّلاة والسَّلام علي رسول الله وءاله وصحبه اجمعين

Furqan online waa machad online ah oo aad ka baran karto diinta islaamka meel walba oo aad dunida ka joogt macahdku wuxuu kuu diyaariyay wax barasho tayo leh iyo macalimiin aqoon durustay bixinayaan iyo ku barbaarinta ubadka diinta islaamka ah waxaa loo tababaray soo saarida qoys islaami ah waxaa wax lagugu barayaa qalab casri ah oo aan ka dhicin macalin ku horjooga hadaba ,Machadka waxa wax kabaran kara qof kasta caruur iyo cirooleba machadka waxa uu qaadanayaa arday isugu jirto bilow dhexdhexaad iyo dhameestir intaba wax barashadii loo safri jiray ayaa gurigaagi kugu tinid waa fursad qaali ah


WWW.FURQANONLINE.COM

E-MAIL: FURQANONLINE114@GMAIL.COM

Whatsapp: +252612615919

Skype: furqanonline

Viber: ama imo: +252612615919

TEL FREE +25907776246

Walal waxa machadku lagu dhigaa sida  

1 qur anka iyo tajwiidkiisuba  ——–2 hingaada carabiga  ——-3 siirada rasuul SCW

4 barashada carabiga ——-5 afka somaliga qoraal ahaan iyo akhrin ahaanba

6 arkaanta islaamka iyo iimaanka :  (Tijaabada ardaygu waa free 3 maalmood )

MARAKA  ESHARLKA LA BIXIINAAYO WAA MU HIIN IN WALADKA LA JOOGO ARDAYGA WAXA BARANAAYO,

Riix Call Skype

Free 3 Dayd

Riix Hoos Skype

FADLIGA QURANKA

Adkaar

Tarbiyada caruurta

MUXAADARO